Wararka Ugu Weyn Maanta

Muuqaal: Markii Uu Jurgen Klopp Xaqiijiyay In Uu Xirmay Suuqii Kooxdiisu, Daawo Shaxda Uu Ku Soo Gali Doono Kulanka Premier League Ugu Horeeya Ee West Ham, Alisson,Fabinho & Keita Oo Ciyaari Doona Kulankoodii Ugu Horeeyay Ee EPL

Tababaraha kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa xaqiijiyay in uu suuqii Kooxdiisa ee xagaaga soo xirmay kadib markii lagu dhawaaqay saxiixa Goolhaye Alisson. Jurgen Klopp ayaa 4 xiddig ku soo daray kooxdiisa xagaagan oo uu ka mid yahay Keita oo…