Wararka Ugu Weyn Maanta

Keliya Sadex Qodob: Koob Aduun Oo Bilaa Buuq Ah Ayaan Daawan Doonnaa, Ronaldo Iyo Messi Guryahoodii Ayay Qubays U Doonteen, Nigeria Oo Xul Africo Ah Caawimaad Ka Heshay Iyo Laacibiin Aduun Oo Cusub Oo Dhashay.

Ma noqon doono koob aduun oo indho badan lugu hayn doono, maadaama ay ka baxeen daaqadaha daloola, Lionel Messi iyo weliba C.ronaldo, labadaan nin ayaa xulalkoodii biyo bilaa shaambo ah loogu qubeeyey. Xulka Africa aan ka tirsanayn, laakiin ay u…
Arimaha Xasaasiga Ah Ee Laga Sugi Doono Wareega 16-ka Koobka Adduunka

Waxa la xaqiijiyay ama la ogaaday badanka su,aalihii ay is waydiinayeen taageerayaasha iyo saxaafada adduunku ka hor bilaabashadii koobka adduunka Russia 2018 waxana haatan la sugayaa jawaabaha ay abuureen su,aalihii kulamadii la soo daawaday ee wareegii Group-yada koobka adduunka. Koobka…
Keliya Sadex Qalad: Jarmalka Guul Jaamacahooda Kasoo Jarmaaday Ayeey Ku Jaahil Baxeen, Kroos-na Kaabo Laadarkooda Xalay Ayuu Ahaa, Laakiin Weli Sadex Khalad Ayees Isku Qiyaameen.!!

Uma baahnid inaad ku caajisto aqrinta warbixintaan, sababtoo ah waaba kooban tahay, waxayna ka turjumaysaa sadex dhib oo haysta Jarmalka. Xalay waxa ay muujiyeen in ay yihiin horyaalka dunida ka dib markii mirirkii ugu dambeeyey miyir-beel ku rideen Sweden, Kroos…