Wararka Ugu Weyn Maanta

WARBIXIN Kooxda Man City Oo Ay Wakhti Dheer Ka Maqnaan Doonaan Xiddigaha Ugu Muhiimsan Koobka Adduunka Oo Sabab U Ah Sidee Ayay 6-da Kooxood Ee Ugu Waaweyn Ugu Diyaargaroobayaan Xilli Ciyaareedka Cusub?

Xilli bilaabashadii horyaalka Premier League inaga xigto muddo bil ah, kooxaha premier League ayaa bilaabay isku diyaarinta xilli ciyareedka cusub xilli ay dhamaadeen fasaxyadii xiddigaha laakiin xiddigaha ayaan dhamaan soo wada laaban xilli ay wali xiddigo ku maqan yihiin koobka…