Wararka Ugu Weyn Maanta

Roma Oo Doonaysa Ashley Young Marka La Gaadho Suuqa Janaury

Kooxda Roma ayaa isha ku haysa xiddiga kooxda Man United ee Ashley Young iyada oo isku diyaarinaysa in ay dalab miiska u saarto kooxda Man United marka la gaadho suuqa January. 33 jirkan ayuu heshiiskiisa Red Devils dhici doonaa dhamaadka…
Antonio Conte Oo Xaqiijiyay Horyaalka Uu Ka Shaqa Gali Doon

Tababarihii hore ee kooxda chelsea Antonio Conte ayaa sheegay meesha uu doonayo in uu ka shaqo galo kadib markii uu isaga tagay kooxda chelsea sidoo kale bur-buray rajadii uu ka qabay in uu tababare u noqdo kooxda Real Madrid. Antonio…