Wararka Ugu Weyn Maanta

Kooxda Man United Oo Dib U Bilowday Dadaalka Ay Ku Doonayso Xiddiga Garabka Uga Ciyaara Inter Milan Ee Ivan Perisic, Qorshaha Ay Damacsan tahay In Ay Inter Ku Ogolaysiiso iibka Xiddiga & Inter Milan Oo Haatanba Diyaarsatay 2 Xiddig Oo Ay U Dhaqaaqi Doonto Badalkiisa

Kooxda Man United ayaa dib u soo cusboonaysiisay xiisihii ay u qabtay saxiixa xiddiga garabka uga ciyaara kooxda Inter Milan ee Ivan Perisic sida laga soo xigtay wargayska Tuttosport. Man United oo uu hogaamiyo Jose Mourinho ayaa xagaagii hore si…