Wararka Ugu Weyn Maanta

Nasashada Kooxda: Sirtii Ka Dambaysa In Uu Iska Diido Xulka Algeria, Jacaylka Qarsoon Ee Kala Dhexeeya Zinedine Zidane, Sababta Keentay In Dhawr Jeer Ku Dhawaado In Jeel La Dhigo & 11 Xaqiiqo Oo Aanad Ka Ogayn Weeraryahanka Kariim Benema

Assalamu calaykum akhristayaasha aan jecelahay ee ku xidhan kooxda.com ku soo dhawaada Barnaamij Cusub oo aan ku soo kordhinay koxda kuna soo bandhigi doona barnaamijyo xiiso iyo xamaasad leh oo aynu ku soo bandhigi doono xaqiiqooyin ku saabsan xiddigaha kubada…