Wararka Ugu Weyn Maanta

Muuqaal: Boqorka Adduunka – Daawo Qaabkii Wareerka Ahayd Ee Loogu Dhawaaqay Lionel Messi Markii La Gudoonsiinayay Abaalmarinaha Xiddiga & Gool Dhaliyaha La Liga, Wali Qaabkan Oo Kale Xiddig Looguma Dhawaaqin

Xiddiga Kooxda Barcelona ee Lionel Messi ayaa ku guulaystay abaalmarinta xiddiga ugu fiican Horyaalka La Liga iyo gool dhalinta horyaalka La Liga ee xilli ciyaareedkii hore. Xiddiga reer Argentine ayaa lagu abaalmariyay qaab ciyaareedkiisii cajiibka ahaa ee xilli ciyaareedkii hore…