Wararka Ugu Weyn Maanta

Holland Oo Dhulka Ku Jiiday Xulka Germany, 3/0 Ayay Ku Garaaceen

Xulka qaranka Holland ayaa xasuuqay dhigiisa Germany kulan ka tirsan tartanka UEFA National League kana dhacay dalka Holland oo ka tirsanaa kulankii 2-aad ee  League A:: group 1. Holland ayaa guul ka gaadhay xulka Germany markii ugu horaysay tan ilaa…