No, No!! Is Not Coming Home: Garasho La`aanta Gareth, Haboowgii Henderson, Boos La`aantii Kane, Jiilkii Dahabiga Ahaa Ee Croatia, Iyo Sadex Qodob Oo Lugu Soo Koobay Karbaashkii England Ku Dhacay.

Kubaddu gurigeey imanaysaa, Kubaddu gurigeey imanaysaa oo kubaddu gurigeey imanaysaa!!! waxay ahayd oraah ama hees caan u noqotay xulka England intii uu socday Muundiyaalkii Ruush-ka ee ay Kaartadoodii ku jireen, laakiin haatan kooxdoodii oo aysan kubaddii iyo koobkii uusan la…
Keliya Sadex Qodob: Koob Aduun Oo Bilaa Buuq Ah Ayaan Daawan Doonnaa, Ronaldo Iyo Messi Guryahoodii Ayay Qubays U Doonteen, Nigeria Oo Xul Africo Ah Caawimaad Ka Heshay Iyo Laacibiin Aduun Oo Cusub Oo Dhashay.

Ma noqon doono koob aduun oo indho badan lugu hayn doono, maadaama ay ka baxeen daaqadaha daloola, Lionel Messi iyo weliba C.ronaldo, labadaan nin ayaa xulalkoodii biyo bilaa shaambo ah loogu qubeeyey. Xulka Africa aan ka tirsanayn, laakiin ay u…
Keliya Sadex Qalad: Jarmalka Guul Jaamacahooda Kasoo Jarmaaday Ayeey Ku Jaahil Baxeen, Kroos-na Kaabo Laadarkooda Xalay Ayuu Ahaa, Laakiin Weli Sadex Khalad Ayees Isku Qiyaameen.!!

Uma baahnid inaad ku caajisto aqrinta warbixintaan, sababtoo ah waaba kooban tahay, waxayna ka turjumaysaa sadex dhib oo haysta Jarmalka. Xalay waxa ay muujiyeen in ay yihiin horyaalka dunida ka dib markii mirirkii ugu dambeeyey miyir-beel ku rideen Sweden, Kroos…