Shaxda Rasmiga Ah Ee Arsenal Vs Leicester City: Ozil Oo Ku Soo Laabtay Shaxda Arsenal

Kooxda Arsenal ayaa goordhaw la ciyaari doonta Kooxda Leicester City kulan ka tirsan todobaadka 9-aad ee horyaalka premier League kulan ka dhici doona garoonka Emirates.

Arsenal ayaa kulanka u soo gali doonta sidii ay u sii wadan lahayd guulaha xiriir ah ee ay gaadhaysay kulamadii ugu dambeeyay kuna dhawaato kooxaha kaalmaha hore.

Dhanka Leciester City ayaa doonaysa in ay ku soo laabato kulanka kadib guuldaradii soo gaadhay todobaadkii 8-aad ee horyaalka premier League markaas oo ay guuldaro kala kulmeen Everton.

Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka:

Arsenal: Leno, Bellerin, Mustafi, Holding, Lichtsteiner, Mkhitaryan, Torreira, Xhaka, Ozil, Iwobi, Lacazette

Kaydka: Martinez, Ramsey, Aubameyang, Welbeck, Guendouzi, Medley, Smith-Rowe

 

Leciester City: Schmeichel, Amartey, Evans, Maguire, Chilwell, Pereira, Mendy, Ndidi, Maddison, Iheanacho, Vardy

Fikirkaada Ku Bixi Facebook Ama Hoos

Hal Fikrad Ayaa Laga Bixiyay Warkaan “Shaxda Rasmiga Ah Ee Arsenal Vs Leicester City: Ozil Oo Ku Soo Laabtay Shaxda Arsenal

Halkaan Ku Qor Fikirkaada