Muuqaal: Wuu Dhaamaa Morata – Daawo Goolkii Wareerka Ahaa Ee Uu Dhaliyay Didier Drogba Ee Sababta U Noqday In Ay Taageerayaasha Chelsea Ku Digtaan Alvaro Morata

Taageerayaasha Chelsea ayaa khaati ka taagan weeraryahanka Alvaro Morata kaas oo ku jira qaab ciyaareed aad u liita kuna fashilmay in uu kooxdiisa ka caawiyo in ay dhaafto Man United.

Halyeeyga kooxda chelsea ee Didier Drogba ayaa dhankiisa dhaliyay gool cajiib ah oo aad loola dhacay oo uu u dhaliyay kooxdiisa Phoenix Rising taas oo keentay in ay taageerayaasha Chelsea ku digtaan Morata.

Taageerayaasha Chelsea ayaa sheegay in uu Drogba oo haatan da, ah ka fiican yahay xiddiga Alvaro Morata kadib markii uu dhaliyay laad xor ah oo 40-yard u jira goolka Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan

Fikirkaada Ku Bixi Facebook Ama Hoos

Halkaan Ku Qor Fikirkaada