Muuqaal: Guuldarooyinka Miyaa Sabab U Ah Talow – Daawo Sergio Ramos Oo Dili Gaadhay Xiddig Real Madrid Ah, Modric Ayaa Ka Sasabay

Kabtanka kooxda Real Madrid ee Sergio Ramos ayaa si baas ugu xanaaqday da,yarka ay isku kooxda yihiin ee Sergio Reguilón kaas oo kubad ku laagay sidoo kale u hanjabay ka hor inta uuna Luka Modric soo kala dhex galin.

Muuqaalka ayaa muujinaya sida uu kabtanka Real Madrid ugu xanaaqsan yahay daafaca da,yarka ah ee uu tababare Lopetgui ka soo dalacay kooxda 2-aad si uu ula tababarto kooxda 1-aad.

Waxa aan halkan ku soo bandhigaynaa Ramos oo cadho darteed wiilka yar kubad ula dhacay waliba u hanjabay ka hor intii uuna Modric dajin oo uuna soo kala dhex galin Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan

Fikirkaada Ku Bixi Facebook Ama Hoos

Halkaan Ku Qor Fikirkaada