Muuqaal: Soo Kor Oo Soo Bar-Baar: Daawo Qaab Waali Ah Oo Uu Xiddig U Ciyaara Kooxda Chelsea Ugu Digtay Xiddig Ka Gaaban

Xiddiga u ciyaara kooxda Chelsea Matt Miazga ayaa si baas ugu digtay xiddig garabka uga ciyaara xulka Mexico ee Diego Lainez isaga oo ugu digtay gaabnidiisa.

23 Jirka ayaa kaliya chelsea u ciyaaray 2 kulan tan ilaa markii uu ku soo biiray chelsea xagaagii 2016 xilli uu haatan heshiis amaah ah kula joogo kooxda Nantes.

Miazga ayaa Lainez ugu digtay gaabnidiisa kadib markii ay isku dhexeen intii ay socotay ciyaartii u dhexaysay xulalka Maraykanka iyo Mexico ee saaxiibtinimooyinka Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan

Fikirkaada Ku Bixi Facebook Ama Hoos

Halkaan Ku Qor Fikirkaada