Muuqaal Cajiib Ah: Iniesta,Ronaldo, Shaqiri,Higuian & Xiddigaha Goolasha Waalida Ah Ku Furtay Akoonka Goolasha Kooxohooda Cusub

Horyaalada kala duwan ee adduunka ayaa maraya bilowgii xilli ciyaareedka kuwaas oo ay ka qayb qaateen xiddigihii cusbaa ee ku kala biiray kooxaha kala duwan.

Xiddigaha ayaa dhamaantood ciyaaray kulamo kala duwan oo kooxohooda hadii ay noqoto kulamo Rasmi ah ama kulamo saaxiibtinimooyin ah ee ay isugu diyaarinayeen horyaalkooda.

Hadaba waxa aan halkan ku soo gudbin doonaa Ronaldo,Iniesta,Shaqiri Iyo xiddigaha kale ee kooxohooda u dhaliyay goolalkoodii ugu horeeyay kadib markii ay ku soo biireen kooxohooda Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan

Fikirkaada Ku Bixi Facebook Ama Hoos

Halkaan Ku Qor Fikirkaada