Shaxda Rasmiga Ah Ee England Vs Croatia: Xulkee France Kula Kulmi Doona Finalka Koobka Adduunka?

Xulka qaranka England ayaa kulan xiiso leh goordhaw la ciyaari doona xulka Wacdaraha ka dhigaya koobka adduunka ee Croatia kulan ka dhici doona garoonka Luzhniki.

Labada xul ee England iyo Croatia ayaa u dagaalami doona sidii ay u kala mari lahaayeen laab wado oo tartanka koobka adduunka Russia 2018  ah.

Mida 1-aad ayaa ah in uu xulka guusha gaara iska xaadirin doono finalka lana kulmi doono xulka France oo haatan ku sugaya Finalka tartanka.

Halka mida kale ay tahay in xulka laga badiyo uu la kulmi doono xulka Belguim una dagaalamo kaalinta 3-aad ee koobka adduunka Russia 2018.

Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka

ENGLAND: Pickford; Walker, Stones, Maguire; Trippier, Henderson, Young; Lingard, Dele; Sterling; Kane

 

CROATIA: Subasic; Vrsaljko, Vida, Lovren, Strinic; Rakitic, Modric; Rebic, Brozovic, Perisic; Mandzukic.

Fikirkaada Ku Bixi Facebook Ama Hoos

Halkaan Ku Qor Fikirkaada