Muuqaal; Yaa Kuu Baahan, Daawo Hazard, Icardi, Courtois & Shaxda Suurtagalka Ah Ee Ay Real Madrid Ku Ciyaari Karto Xilli Ciyaareedka Dambe.

Real Madrid ayaa gali doonta Marxalad cusub kadib markii ay kooxda Juventus u waayeen adeega xiddiga ugu fiican kooxda ee Cristaino Ronaldo oo ku biiray kooxda Juventus.

Los Blancos ayaa haatan gali doonta marxalad cusub taas oo ay dib ugu dhisi doonto koox sii wada guulaha koobabka gaar ahaan champions League.

Hadaba kooxda ayaa haatanba lala xiriirinayaa xiddigo ay ka mid yihiin Hazard,Icardi iyo Courtois kuwaas oo ay Los Blancos doonayso xagaagan Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan

Fikirkaada Ku Dhiibo Facebook ama qeybta hoose

Halkaan Ku Qor Fikirkaada