Muuqaal Xiiso Leh: Xasuus Baa Geela Lagu Xe Geeyaa, Daawo 7 Gool Oo Lagu Xasuusan Doono Cristiano Ronaldo

Xiddiga ugu fiican ee Cristiano Ronaldo ayaa ka tagay kooxda Real Madrid kadib 9 sano oo uu ku qaatay kooxda ku ciyaarta Bernabeu isaga oo ku biiray kooxda Juventus.

CR7 ayaa mudadaas noqday xiddiga ugu goolasha badan taariikhda Los Blancos isaga oo dhaliyay 451 gool intii uu joogay sidoo kale kula raaxaystay ku guulaysiga koobab badan.

Hadaba waxa aan muuqaalkan ku soo bandhigi doonaa 7 gool oo cajiib ah oo aan laga iloobi doonin taariikhda Real Madrid oo uu xiddigu u dhaliyay kooxda Los Blancos Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan

Fikirkaada Ku Dhiibo Facebook ama qeybta hoose

Halkaan Ku Qor Fikirkaada