DHAGEYSO | Falanqeynta:- Taariikhda Xulalka Croatia & Ingiriiska & Cida Finalka ugudbi Karta ?

Kulanti wacan oo wanaagsan dhageystayaal kusoo dhawaada Xubintan kamid ah Xubnaha falanqeynta maalin laha ee aad Boggeena uga barateen.

Xubintan waxaan kusoo qaadan doona Kulanka adag ee Xulalka qaranka wadamada Croatia & waliba Ingiriiska & Kulmadii ay yeesheen.

Taariikhda Kulamadooda waxyaabaha cajiibka ah ee laga bartay waxaa kamid ah iney kulmeen maalinta arbacada Maanta oo kale.  HALKAN KA DHAGEYSO CODKA.

Waxaa Falanqeynaya C/qaadir Qeyska

Fikirkaada Ku Dhiibo Facebook ama qeybta hoose

Halkaan Ku Qor Fikirkaada