DAAWO | Falanqeynta:-Sababihii Keenay Guul Daraddii England Ay Kala Kulmeen Qarabka

Kulanti wacan oo wanaagsan dhageystayaal kusoo dhawaada Xubintan kamid ah Xubnaha falanqeynta maalin laha ee aad Boggeena uga barateen.

Xubintan waxaan kusoo qaadan doona Wacdaradii ay dhigtay Xulka qaranka wadanka Croatia kadib markii 2-1 aykaga adkaatay Xulka sadexda libaad ee England.

England ayaa dayacday Fursad dahabi aheyd taasoo ayku gaari kartay Finalka balse Croatia ayaa ka faa’iideysatay oo Finalka kuwajihi doonta France hadaba aan eegno Sababihi keenay Guuldarada England.  HALKAN KA DHAGEYSO CODKA.

Waxaa Falanqeynaya C/qaadir Qeyska

Fikirkaada Ku Bixi Facebook Ama Hoos

Halkaan Ku Qor Fikirkaada