DHAGEYSO | Falanqeynta:- 5 Waxyaabood oo ayka siman yihiin Goolkii Umtiti & Kii Puyol 2010 Jarmalka ka dhaliyey !

Kulanti wacan oo wanaagsan dhageystayaal kusoo dhawaada Xubintan kamid ah Xubnaha falanqeynta maalin laha ee aad Boggeena uga barateen.

Xubintan waxaan kusoo qaadan doona Xidigga difaaca uga ciyaara Kooxda Barcelona yaa Xulkiisa usuura geliyey inuu uxambaaro Finalka Koobka aduunka.

Hadaba waxaan eegi doonaa 5 arin oo ayka siman yihiin Goolkii Umtiti uuka dhaliyey Xulka wadanka Belgiumka & Kii Puyol uuka dhaliyey jarmalka semi Finalkii koobka aduunka 2010 kii Koofur afrika ka dhacay.  HALKAN KA DHAGEYSO CODKA.

Waxaa Falanqeynaya C/qaadir Qeyska

Fikirkaada Ku Dhiibo Facebook ama qeybta hoose

Halkaan Ku Qor Fikirkaada