Daawo: Shaxda Dabka & Naarta Ah Ee Ay Juventus Ku Soo Gali Karto Xilli Ciyaareedka Dambe & Ronaldo Oo Hogaaminaya, Kooxdee Iska Celin Karta?

Cristiano Ronaldo ayaa ku biiray kooxda Juventus isaga noqday saxiixa ugu la yaabka leh xagaagan kadib markii ay Juventus dhigeeda Real Madrid kala heshiisay qiimaha xiddiga.

Shaki La,aan Ronaldo ayaa wax weyn ku soo kordhin doona shaxda Juventus ee xilli ciyaareedka dambe isaga oo ka dhigi doona koox adag oo u tartami karta horyaalka iyo waliba champions League.

Hadaba waxa aan muuqaalkan ku soo gudbind Doona meesha ay Xiddigaha Ronaldo, Emre Can, Dybala ka gali doonaan shaxda Juventus ee xilli ciyaareedka dambe Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan

Fikirkaada Ku Dhiibo Facebook ama qeybta hoose

Halkaan Ku Qor Fikirkaada