Daawo Muuqaal Qiiro Leh: Caruur Kubada Cagta Ciyaarta Oo Ku Go,doontay God 10 Maalmood Dalka Thailand

Caruur kubada cagta ciyaarta oo dalka Thialand ah ayaa muddo 10 maalmood ah ku go,doontay god ku yaalay dalkaas ka hor intii aan la soo badbaadin.

Kooxdan oo ka tirsanayd tababare iyo 12 xiddig ayaa godka ku jiray muddo 10 maalmood ah ka hor intii aan la soo badbaadin iyaga oo caafimaad qaba.

Hadaba waxa aan muuqaalkan ku soo bandhigaynaa xiddigaha da,yarka ah oo ku jira godka ka hor intii aan la badbaadin lagana saarin godka Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan

Fikirkaada Ku Bixi Facebook Ama Hoos

Halkaan Ku Qor Fikirkaada