Kooxda Ac Milan Oo Lagu Soo Waramayo In Ay Wadahadalo Horumar Leh La Qaadatay Wakiilka Karim Benzema, Heshiiska Ay Diyaarka La Tahay Oo La Ogaaday & Wakiilka Xiddiga Oo Isla Markiiba Ka Waramay Xaqiiqada Wararkaas

Shabakada Sky Italia ayaa sheegtay in ay kooxda Ac Milan wadahadalo la qaadatay weeraryahanka kooxda Real Madrid ee Karim Benezma. Sida laga soo xigtay saxafiga caanka ah ee u shaqeeya Sky Italia ee Gianluca Di Marzio, wakiilka xiddiga ayaa wadahadalo…