Wararka Ugu Weyn Maanta

Roma Oo Doonaysa Ashley Young Marka La Gaadho Suuqa Janaury

Kooxda Roma ayaa isha ku haysa xiddiga kooxda Man United ee Ashley Young iyada oo isku diyaarinaysa in ay dalab miiska u saarto kooxda Man United marka la gaadho suuqa January. 33 jirkan ayuu heshiiskiisa Red Devils dhici doonaa dhamaadka…